HomeWararQarax lagu dilay Ciidamo oo ka dhacay Duleedka Balcad

Qarax lagu dilay Ciidamo oo ka dhacay Duleedka Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wax ay sheegayaan in goordhow qarax uu ka dhacay duleedka degamadaas. Qaraxas ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana lala eegtay gaari uu la socday Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ka tegay degmada Balcad kuna sii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wax ay sheegayaan in goordhow qarax uu ka dhacay duleedka degamadaas.

Qaraxas ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana lala eegtay gaari uu la socday Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ka tegay degmada Balcad kuna sii jeeday Magalada jowhar.

- Advertisement -

Dad ku sugan Balcad ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Gaariga uu la socday Sarkaalka ay miinada la qaraxday xilli uu marayey Buundada Ilbiq oo u dhow Tuualda Gololeey ee degmada Balcad Gobolka Shabeellaha Dhexe,isla markaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ilaa Saddex Askari oo la socotay gaariga ay miinada qabsatay ay geeriyoodeen halka uu dhaawac soo gaaray Sarkaalkii gaariga watay oo Magaciisa lagu sheegay Cali xuubeey.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay oo aheyd goobta dhawan lagu weeraray Ciidamo ka tirsan AMISOM,sidoo kale lagu dilay xildhibaano ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts