HomeCaalamka(WARBIXIN)Soomaaliya ma ka maarantaa Ciidamada AMISOM?

(WARBIXIN)Soomaaliya ma ka maarantaa Ciidamada AMISOM?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa isguraya waqtiga la qorsheeyay in ugu dambeys ay ciidamada AMISOM uga baxaan dalka Somalia marka la gaaro sanadka 2020-ka. Laakiin Qaramada Midoobay, Midowga Africa iyo dalalka deeqda bixiya ayaa bilihii u dambeeyay dib u eegis ku sameynayay suurta galnimada waqtigaasi kooban in ammaanka lagu wareejiyo ciidamo Soomaaliyeed oo tababaran oo qalabeysan oo ammaanka dalkooda […]

- Advertisement -

Waxaa isguraya waqtiga la qorsheeyay in ugu dambeys ay ciidamada AMISOM uga baxaan dalka Somalia marka la gaaro sanadka 2020-ka.

Laakiin Qaramada Midoobay, Midowga Africa iyo dalalka deeqda bixiya ayaa bilihii u dambeeyay dib u eegis ku sameynayay suurta galnimada waqtigaasi kooban in ammaanka lagu wareejiyo ciidamo Soomaaliyeed oo tababaran oo qalabeysan oo ammaanka dalkooda hanan kara.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliyana waxey dhowr mar xaqiijisay inay ku joogto qorsha istaraatiijiyadeysan oo ay ammaanka kula wareegeyso.

Haatan, waxaa magaalada Muqdisho ka socda kullan ay soo qaaban qaabisay Hay’adda Cilmi Baarista ee Heritage, oo aqoonyahan iyo marti sharaf kale ay ku falanqeynayaan arrinta suurtagalnimada la wareegista amaanka ee Ciidamada Soomaaliya.

Hadaba Su’aasha ah Soomaaliya maka maarantaa Ciidamada AMISOM waxaa ka jawaabaya Madaxa hey’adda Heritage, Cabdirashiid Khaliif.

Latest stories