HomeWararWasaaradda Kaluumeeysiga oo digniin u dirtay kaluumeysatada Soomaaliyeed

Wasaaradda Kaluumeeysiga oo digniin u dirtay kaluumeysatada Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ayaa kusoo aadeysa  xili lagu guda jira  bad xiranka  taasi oo ay suura galtahay in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha bada. haalkan ka soo baxay Wasaarada Kalumeysiga iyo Kheyraadka bada ayaa lagu sheegay in kaluumeeysatada Soomaaliyeed ay ka fijignaadan tagida meelaha  fof-fog ee Bada gudaheeda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Digniintaan ka soo baxday Wasaaradda Kaluumeeysiga iyo Kheyraadka Bada ayaa kusoo aadeysa  xili lagu guda jira  bad xiranka  taasi oo ay suura galtahay in kaluumeeysatada ay dhibaatooyinka kala kulmaan gudaha bada.

haalkan ka soo baxay Wasaarada Kalumeysiga iyo Kheyraadka bada ayaa lagu sheegay in kaluumeeysatada Soomaaliyeed ay ka fijignaadan tagida meelaha  fof-fog ee Bada gudaheeda iyada oo la ogyahay  in kaluumeeystada anay haysan qalab ku filan sida ay sheegatay Nadiifo Maxamuud Yuusuf oo ah Agaasimaha Waaxda Cilmi baarista ee Wasaaradda Kaluumeysiga iyo kheyraadka bada.

- Advertisement -

Wasaaradda Kalumeysiga ayaa sheegatay in xilgaan anay haysan qalabkii logu bad baadin lahaa kaluumeysta xilyada badu ay kacsanatahay waxaana taasi oo ay sababtay burburkii uu dalka soo maray.

inta lagu guda jira xiliga Bad xeranka ayaay Kaluumeysatada Soomaaliyeed la kulmaan  qasarooyin isugu jira Naf iyo Maal, waxana sheegayaa in hada gudaha Bada lagu waaysanyahay 3 Doomood iyo dhamanba dadkii saarnaa oo tira ahaan lagu qiyaasay 10 ruux, hase yeeshe dadka kaluumeysatada ah  ayaa ka maarmin mihnadooda ku aadan soo jalaabashada kaluunka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts