HomeWararHoobiyayaal Caawa kusoo dhacay degmooyin ka tirsan G/Banaadir

Hoobiyayaal Caawa kusoo dhacay degmooyin ka tirsan G/Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Inta badan degmooyinka gobolka banaadir ayaa caawa waxaa laga maqlay jug culus oo loo maleynayo in ay tahay hoobiyayaal. Degmooyinka sidaweyn jugta looga maqlay ayaa waxaa ka mid ah Waaberi Xamar Jajab wardhiigley iyo howlwadaag,waxaana dadka ku nool ay sheegeen in aysan garaneyn halka hoobiyayaasha ay ku dhacayaan. Iyada oo caawa bisha ramadaan ay kow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inta badan degmooyinka gobolka banaadir ayaa caawa waxaa laga maqlay jug culus oo loo maleynayo in ay tahay hoobiyayaal.

Degmooyinka sidaweyn jugta looga maqlay ayaa waxaa ka mid ah Waaberi Xamar Jajab wardhiigley iyo howlwadaag,waxaana dadka ku nool ay sheegeen in aysan garaneyn halka hoobiyayaasha ay ku dhacayaan.

- Advertisement -

Iyada oo caawa bisha ramadaan ay kow tahay ayaa hadana caawa muqdisho waxaa laga dareemayaa jawi ka bedelan sidii xalay.

Xukuumadda soomaaliya ayaa horay u sheegtay in ay diyaarisay ciidamo suga amniga muqdisho inta lagu guda jiro bisha ramadaan.

Laamaha amniga soomaaliya weli wax faah faahin ah kama bixin hoobiyaasha caawa degmooyin ka tirsan gobolka banaadir kusoo dhacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts