HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas”Waxaan ka digayaa in dalka uu dib ugu  laabto xukun Millateri”

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas”Waxaan ka digayaa in dalka uu dib ugu  laabto xukun Millateri”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantay ka hadlay shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arimaha dastuurka iyo federalka. Madaxweyne Gaas,ayaa ka hadlay nooca Dastuur ee la doonayo inuu dalku yeesho,isaga oo  soo hadal qaaday  dastuurka KMG ah iyo Marxaladihii uu soo maray waxaana uu sheegay in dadaal badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantay ka hadlay shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arimaha dastuurka iyo federalka.

Madaxweyne Gaas,ayaa ka hadlay nooca Dastuur ee la doonayo inuu dalku yeesho,isaga oo  soo hadal qaaday  dastuurka KMG ah iyo Marxaladihii uu soo maray waxaana uu sheegay in dadaal badan ay puntland ku bixisay sidii loo heli lahaa dastuur dalku yeesho balse la xaday.

- Advertisement -

Madaxweyne Gaas oo hadalkiisa laga dheehanayey khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxda dowladda Federalka ayaa sheegay in dalku uusan u baahnayn inuu dib ugu laabto xukun milatari.

Hoos Ka Dhageyso shir Jaraa’id uu Warbaahinta u qabtay Madaxweynaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts