HomeWararDEG DEG : 20 Ruux oo ku Geeriyootay Qarax ka dhacay G/Sh/Hoose

DEG DEG : 20 Ruux oo ku Geeriyootay Qarax ka dhacay G/Sh/Hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in gaari noociisu yahay mini bas ama caasi uu dul maray miino waxaana ku dhintey labaatan ruux  oo gaariga saarneyd deegaanka Golwey Gaarigan oo ay saarnaayeen dad rayid ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa uu ka soo tegey deegaanka Buulomareer isagoo ku sii jeeday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in gaari noociisu yahay mini bas ama caasi uu dul maray miino waxaana ku dhintey labaatan ruux  oo gaariga saarneyd deegaanka Golwey

Gaarigan oo ay saarnaayeen dad rayid ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa uu ka soo tegey deegaanka Buulomareer isagoo ku sii jeeday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabelaha Hoose.

- Advertisement -

Tirada dadkii saarnaa gaarigan ayaa ku dhintey halka uu ka badbaaday darawalkii waday gaariga waxaana Dadka ku dhintey ayaa waxaa ay ahaayeen ganacsato ka soo noqonayay magaalada Buulomareer.

Dhinaca kale Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo Dalsan  u xaqiijiyay dhacdadan ayaa sheegay in miinada gaariga ku qaraxday loo malaynayo in ay tahay mid ururka Alshabaab ay u dhigeen ciidamada AMISOM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts