- Advertisement -
Wararka ay Radio Dalsan heleyso ayaa sheegaya in duqii magaalada Kulbiyoow uu ka mid noqday dad ay shabaabku ku laayeen weerarki saaka.
- Advertisement -
Shabab ayaa sheegaya iney dileen askar gaareysa 50 ka badan inakastoo Kenya ay beenisay in askar badan ka geeriyootay xaruntana la qabsaday .

