HomeCaalamkaNin isku qarxin lahaa caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut oo la qabtay.

Nin isku qarxin lahaa caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut oo la qabtay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wakaalladda Wararka Lubnaan ee Lebanon’s National News Agency ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ammaanka qabteen Nin doonayey inuu isku qarxiyo Dhismo Ganacsi oo camiran oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Beyruut. Ciiddanku waxay sheegeen in Ninkaasi oo xirnaa suunka la isku qarxiyo lagu qabtay xilli uu doonayey inuu galo Dukaan laga qaxweeyo oo ku yaalla Degmadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Lubnaan ee Lebanon’s National News Agency ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ammaanka qabteen Nin doonayey inuu isku qarxiyo Dhismo Ganacsi oo camiran oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Beyruut.

Ciiddanku waxay sheegeen in Ninkaasi oo xirnaa suunka la isku qarxiyo lagu qabtay xilli uu doonayey inuu galo Dukaan laga qaxweeyo oo ku yaalla Degmadda Xamra oo ka tirsan magaalladda Beyruut, ahna Deegaan laga dukumenysto, laguna caweeyo habeenkii.

- Advertisement -

Wakaalladda waxay sheegtay in la dhaawacay Ninka is-qarxin lahaa, waxaana jira warar iska hor imaanayo oo ku aadan Aqoonsiga Ninka Is-qarxinta geysan lahaa.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts