HomeCaalamka30-dagaalyahan oo ka tirsanaa Kooxda Daacish oo lagu dilay Iraq.

30-dagaalyahan oo ka tirsanaa Kooxda Daacish oo lagu dilay Iraq.

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Iraq ayaa lagu sheegay inay si buuxda ula wareegeen Xaafadda Xayi Al-carab ee W/bari magaalladda Mosul, kadib, dagaal socday labadii maalmood ee u dambaysay.

Telefishinka Sky News Arabia oo soo xigtay Sarkaal u hadlay Milliteriga Dowladda Iraq ayaa sheegay inay Ciiddanka Milliteriga iyo kuwa Federalka baaritaano ka wadaan Xaafadaasi, si loo soo qabto xubnaha Daacish ee dadka rayidka isku dhex qarinaya.

- Advertisement -

Ciiddanka Dowladda waxay Kooxda Daacish weli kula dagaalamayaan Xaafaddaha Al-malaayiin iyo Al-rashiidiyah ee Mosul kaga beegan dhinaca Bariga Webiga Dajlah.

Bayaan ka soo baxay Milliteriga ayaa lagu sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka burburiyeen 90-dooni oo ay Kooxda Daacish kaga gudbaan Webiga Dajlah.

Dhinaca kale,  waxaa dib loo furay qaar ka mid ah Dugsiyadda ku yaalla Deegaanadda Kooxda Daacish lagala wareegay magaalladda Mossul.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 70 Dugsi ayaa la sheegay in si rasmi ahaan dib loo furay, sida uu sheegay Xasan Al-diin Abar oo ah Mas’uulka Waxbarashadda ugu qaabilsan Maamulka Gobalka Nineveh ee ay caasimadda u tahay magaalladda Mosul.

©Radio Dalsan

Latest stories