HomeCaalamka(SAWIRO): Maleeshiyo isku qarxisay magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

(SAWIRO): Maleeshiyo isku qarxisay magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 2 Maleeshiyo isku qarxiyeen guri ku yaalla Xaafadda Al-xarasaat ee Bariga magaalladda Jidda ee Galbeedka Sacuudiga, kadib, markii ay Boliska hareereeyeen. Teleishinka Sky News Arabia ayaa soo bandhigay Video muujinaya qaraxa ka dhacay Dhismaha ay raggaasi isku qarxiyeen. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga wax faahfaahin ah kama bixinin ragga […]

- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 2 Maleeshiyo isku qarxiyeen guri ku yaalla Xaafadda Al-xarasaat ee Bariga magaalladda Jidda ee Galbeedka Sacuudiga, kadib, markii ay Boliska hareereeyeen.

Teleishinka Sky News Arabia ayaa soo bandhigay Video muujinaya qaraxa ka dhacay Dhismaha ay raggaasi isku qarxiyeen.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga wax faahfaahin ah kama bixinin ragga isku qarxiyey Jidda.

Tan iyo  bartamihii sannadkii 2014-kii, Kooxda Daacish waxay Toogasho iyo Qaraxyo ka geysteen Sacuudiga, waxayna beegsadeen Ciiddanka Dowladda iyo Dadka Shiicadda Muslimiinta ee looga tiro badan yahay dalkaasi.

Hoggaamiyaha Kooxda Daacish, Abu Bakar Al-baqdaadi waxa uu Maleeshiyadiisa ugu baaqeen inay qaadaan weeraro ka dhan ah Sacuudiga oo xubin ka ah Isbahaysiga Maraykanka duqeynta ku haya Daacish-ta ku sugan dalalka Syria iyo Iraq.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories