HomeCaalamkaMadaxweynaha Nigeria oo Socdaal caafimaad ugu ambabaxay dalka Britain.

Madaxweynaha Nigeria oo Socdaal caafimaad ugu ambabaxay dalka Britain.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Afhayeenka Madaxtooyadda dalkaasi ayaa sheegay inuu Madaxweyne Muxamadu Buhaari maanta ambabaxay, si uu isugu soo sameeyo Baaritaan Caafimaad, lana filayo inuu shaqada dib ugu soo laaban doono bisha soo socota ee February 6-da. Madaxweyne-ku-xigeenka Nigeria, Yemi Osinbajo ayaa si KMG xilka u sii wadi doona inta uuka soo laaban doono Madaxweyne Buhaari. Afhayeenka ma uusan […]

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyadda dalkaasi ayaa sheegay inuu Madaxweyne Muxamadu Buhaari maanta ambabaxay, si uu isugu soo sameeyo Baaritaan Caafimaad, lana filayo inuu shaqada dib ugu soo laaban doono bisha soo socota ee February 6-da.

Madaxweyne-ku-xigeenka Nigeria, Yemi Osinbajo ayaa si KMG xilka u sii wadi doona inta uuka soo laaban doono Madaxweyne Buhaari.

- Advertisement -

Afhayeenka ma uusan faahfaahinin xaalladda daaweynta ee uu u ambabaxay Madaxweynaha oo da’da 70-aadka ku jira.

Bishii June ee sannadkii hore, Madaxweynuhu waxa uu socdaal qaatay 10-maalmood ku tegay London, isagoo laga soo daaweeyey xanuun ka hayey dhegta.

©Radio Dalsan

Latest stories