HomeWarar(Dhageyso):- Masuulyiin gaartay Cadaado iyo Xildhibaano ka horyimid lakulanka masuulyiintaasi.

(Dhageyso):- Masuulyiin gaartay Cadaado iyo Xildhibaano ka horyimid lakulanka masuulyiintaasi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cadaado(Radio Dalsan):- wafdi ka iskugu jira xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka lagana soo doortay deegaanada Galamudug ayaa maanta qaar kood waxa ay ka dagteen magalada Cadaado waxaana wafdiga hogaaminayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo kamid ahaa wafdiga ayaa sheegay in ay Cadaado u’tageen xalinta xiisada siyaasadeen ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cadaado(Radio Dalsan):- wafdi ka iskugu jira xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka lagana soo doortay deegaanada Galamudug ayaa maanta qaar kood waxa ay ka dagteen magalada Cadaado waxaana wafdiga hogaaminayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa

Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed oo kamid ahaa wafdiga ayaa sheegay in ay Cadaado u’tageen xalinta xiisada siyaasadeen ee ka’taagan magaladaasi wuxuuna xusay in ay lakulmi doonaan xildhibanada xilka qaadista ku sameeyay C/kariin Guuleed kalana hadli doonaan dajinta xiisada siyaasadeed

- Advertisement -

dhanka kale Xildhibaan Maxamed Xassan Geele oo kamid ah xildhibanada Galmudug ee xilka qaadista ku sameeyay  C/kariin Guuleed ayaa Dalsan u’sheegay in aysan marnaba lagulki doonin xildhibaanada kuwaa uu ku eedeeyay in ay yihiin kuwo kadanbi badan  C/kariin Guuleed uuna sheegay in ay danbi kagaleen shacabka Galmudug danbigaa uu ku sheegay inuu yahay musq-maasuq ay ku soo baxeen xildhibaanadaasi

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaan C/xakiin Macalin Axmed

Halkan Hoose Ka Dhageyso CodkaXildhibaan Maxamed Xassan Geele

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts