HomeWararDagaalo ka dhacay gobalka Sh/hose iyo degaano ka baxay gacanta Shabab.

Dagaalo ka dhacay gobalka Sh/hose iyo degaano ka baxay gacanta Shabab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka idaacada dalsan ay ka heleyso gobalka SH/hose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay Alshabab kala waregeen degaano ka tirsan gobalkaaas. Ilo waredyo ayaa u sheegay Dalsan FM: in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen degaanada kala ah,Malable,Sabiib, Darusalaam, iyo Bariire. Dhinaca kalana waxaa rasaas xoog leh laga maqlay degaanka Awodhiigle ee gobalka Sh/hose waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka idaacada dalsan ay ka heleyso gobalka SH/hose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay Alshabab kala waregeen degaano ka tirsan gobalkaaas.

Ilo waredyo ayaa u sheegay Dalsan FM: in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen degaanada kala ah,Malable,Sabiib, Darusalaam, iyo Bariire.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa rasaas xoog leh laga maqlay degaanka Awodhiigle ee gobalka Sh/hose waxaana la aaminsanyahay in iska hor imaad uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Alshabab.

Khasaaraha ka dhashay dagaalka ila iyo hatan ma jirto cid xaqiijin karta hase,ahate ciidamada dowladda Soomaliya AMISOM oo dhinaca iyo Al-shabab aya ku loo lamaya gacan ku heynta degaano ka tirsan Sh/hose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts