HomeWararDeg-Deg: Daawo:- Gabar kitaab ku joogsatay oo mucjiso la kulantay

Deg-Deg: Daawo:- Gabar kitaab ku joogsatay oo mucjiso la kulantay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wariyaal iyo dad la’aamin karo oo ku sagan dalka Australia ayaa caawa idaacadda Dalsan u xaqiijiyay in gabar, ku joogsaatay kitaabka Qur’aanka kariimka ay mucjiso la kulantay. “ Kibaabta Qur’aanka karmiin ayey ku istaagtay, daqiiqad kama soo wareegan markii ay ka barartay mid ka mid ah lugtii ay saartay kibaaka Qur’aanka kariim” sidaasi waxaa yiri, […]

- Advertisement -

Wariyaal iyo dad la’aamin karo oo ku sagan dalka Australia ayaa caawa idaacadda Dalsan u xaqiijiyay in gabar, ku joogsaatay kitaabka Qur’aanka kariimka ay mucjiso la kulantay.

“ Kibaabta Qur’aanka karmiin ayey ku istaagtay, daqiiqad kama soo wareegan markii ay ka barartay mid ka mid ah lugtii ay saartay kibaaka Qur’aanka kariim” sidaasi waxaa yiri, mid kamid ah dadkii sawirka kasoo qaaday gabadha oo la geeyay xaruun caafimaad.

- Advertisement -

Waa mucjiso:

Latest stories