HomeWararRa’isul-wasaaraha Yuhuudda oo u yeeray Safiirka Maraykanka u jooga dalkaasi.

Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda oo u yeeray Safiirka Maraykanka u jooga dalkaasi.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Benjamiin Netayahu waxa uu Danjire Daniel Shapiro  kala xaajooday Ka-maqnaanshihii Maraykanka ee Go’aankii Golaha Ammaanka ee QM ku codsadeen in la joojiyo Dhismaaha Deegaanadda ay Yuhuudda ka wadaan dhulalka la-haysto ee Falastiin. Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Yuhuudda waxay u yeertay 10 Danjire oo ka kala socday dalalka kale oo ay kaga cawdeen taageeradda […]

- Advertisement -

Benjamiin Netayahu waxa uu Danjire Daniel Shapiro  kala xaajooday Ka-maqnaanshihii Maraykanka ee Go’aankii Golaha Ammaanka ee QM ku codsadeen in la joojiyo Dhismaaha Deegaanadda ay Yuhuudda ka wadaan dhulalka la-haysto ee Falastiin.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Yuhuudda waxay u yeertay 10 Danjire oo ka kala socday dalalka kale oo ay kaga cawdeen taageeradda ay siiyeen Qaraarkii Jimcihii la soo dhaafay ay ansixiyeen Golaha Ammaanka ee QM.

- Advertisement -

Danjirayaasha loo yeeray oo ka kala socday 14-kii dal ee u codeeyey Qaraarka ayaa Safaaraddu ku leh Yuhuudda, ayaa kala ah dalalka Britain, Shiinaha, Raasjiya, Faransiiska, Masar,  Japan, Uruguay, Spain, Ukraine iyo New Zealand

©Radio Dalsan

Latest stories