HomeWararKoox Hubeysan Oo Caawa Dil Kageysatay Dagmada Wadajir.

Koox Hubeysan Oo Caawa Dil Kageysatay Dagmada Wadajir.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muqdisho(Radio Dalsan):- wararka  laga helayo dagmada Wadajir ee gobolka banadir ayaa sheegaya in aga-gaarka suuqaweyn ee dagmadaasi lagu dilay askari katirsan ciidanka dowlada iyo qofkale oo la socday askarigaasi Askariga ladilay ayaa lasheegay in lagu magacaabi jiray Farxaan Xasan Tooxow isla mar’ahaantaana kooxda dilka geestay ay goobta ka qaateen qoriga uu watay askariga ladilay sidaasna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- wararka  laga helayo dagmada Wadajir ee gobolka banadir ayaa sheegaya in aga-gaarka suuqaweyn ee dagmadaasi lagu dilay askari katirsan ciidanka dowlada iyo qofkale oo la socday askarigaasi

Askariga ladilay ayaa lasheegay in lagu magacaabi jiray Farxaan Xasan Tooxow isla mar’ahaantaana kooxda dilka geestay ay goobta ka qaateen qoriga uu watay askariga ladilay sidaasna waxaa idaacada Dalsan u xaqiijiyay qaar kamid ah dadka deegaanka

- Advertisement -

dilka kadib waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada iyo masuulyin ka tirsan maamulka dagmada Wadajir kuwaa oo ugu danbeen goobta ka qaaday meedadka askariga iyo qofka kale

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts