HomeWararGolah Ammaanka ee QM oo ugu baaqay Yuhuudda inay joojiyaan Degaamaynta ay...

Golah Ammaanka ee QM oo ugu baaqay Yuhuudda inay joojiyaan Degaamaynta ay ka wadaan Dhulalka La-haysto ee Falastiin.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Ammaanka ee QM ayaa u codeeyey Qaraarkaasi, iyadoo ay Ergadda Maraykanka ka maqnaayeen codeeyntaasi. Qaraarkaasi waxaa la gaaray, kadib, markii ay Dowladaha New Zealand, Malaysia, Venezuela iyo Senigal u soo gudbiyeen Golaha Ammaanka ee QM in la cambaareeyo Deegaamaynta ay Yuhuudda ka wadaan dhullka la-haysto ee Falastiin. Hal maalin ka hor ayey ahayd markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee QM ayaa u codeeyey Qaraarkaasi, iyadoo ay Ergadda Maraykanka ka maqnaayeen codeeyntaasi.

Qaraarkaasi waxaa la gaaray, kadib, markii ay Dowladaha New Zealand, Malaysia, Venezuela iyo Senigal u soo gudbiyeen Golaha Ammaanka ee QM in la cambaareeyo Deegaamaynta ay Yuhuudda ka wadaan dhullka la-haysto ee Falastiin.

- Advertisement -

Hal maalin ka hor ayey ahayd markii ay  Dowladda Masar ka laabatay Qaraarka ay u gudbisay Golaha Ammaanka ee QM, kadib, markii ay cadaadis kala kulmeen Maamulayaasha  Yuhuudda iyo Madaxweynaha La-doortay ee Maraykanka, Donald Trump.

Madaxa Wada-xaajoodayaasha Falastiin, Saa’ib Cureyqaat ayaa u sheegy Wakaalladda Wararka REUTERS inay guul tahay Qraarkaasi, iyadoo ay Beesha Caalamka u sheegeen Yuhuudda inaan Ammaan iyo Nabad la heli Karin inta ay socdan falalka Qabsashadda.

- Advertisement -

43-kun oo qof oo Yuhuud ah ayaa haatan ku nool Galbeedka Daanta Galbeed, halka 200-kun oo kalena ku nool yihiin Bariga Qudus.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts