HomeWararKenya oo aan wali fulin heshiiskii Fududeynta Visaha iyo duulimaadyada tooska ah...

Kenya oo aan wali fulin heshiiskii Fududeynta Visaha iyo duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

13-September ee sanadka Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya waxa ay wada gaareyn heshiis la xiriira is dhaafsi gaancsi Kadib kulankii Shir madaxeedka IGAD oo xiligaa Somalia ay marti galisay Heshiiskaas ayaa labada wadan gaareyn xili Dowlada Federaalka ay Xayirtay Qaadka Kenya ay usoo dhoofiso Somalia Waxaana labada Madaxweyne ay isla Saxiixdeyn ilaa 3-qodob Aamina Maxamed Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

13-September ee sanadka Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya waxa ay wada gaareyn heshiis la xiriira is dhaafsi gaancsi

Kadib kulankii Shir madaxeedka IGAD oo xiligaa Somalia ay marti galisay

- Advertisement -

Heshiiskaas ayaa labada wadan gaareyn xili Dowlada Federaalka ay Xayirtay Qaadka Kenya ay usoo dhoofiso Somalia

Waxaana labada Madaxweyne ay isla Saxiixdeyn ilaa 3-qodob

Aamina Maxamed Wasiirka Arimaha Dibada Kenya ayaana Heshiiskaa Madasha  ka aqrisay

- Advertisement -

Mudaa waxaa kasoo wareegatay 3-biloow waxaana dhamaaday Mudadii lagu balamay Fulinta Heshiiskaasi

Somalia 24-Gudahood waxa ay ku fulisay Heshiiska oo waxa ay xayiraadii ka qaaday Qaadka

Warbixinta Soo socota waxaan ku eegi doonaa waxa ka fulay heshiiskaas

Halkaa ka dhageyso Warbixinta Wariye Saleymaan Xaaji Axmed Raage

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts