HomeWararDhallinyaro Soomaali oo ku xirnaa Jesiiradda Sishilis oo dib loogu soo celinayo...

Dhallinyaro Soomaali oo ku xirnaa Jesiiradda Sishilis oo dib loogu soo celinayo dalka hooyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wakaalladda Wararka Sishilis (Seychelles News Agency)  ayaa shaacisay in  Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasi ay shalay xukmisay inaan wax caddayn ah lagu haynin 5 Dhallinyaro Somali oo loo haystay inay faraha kula jireen falalka Burcad-baddeednimo. 5-ta Eedeysane waxay rafcaan ka qaateen Xukunkii bishii June ee sannadkan ay Maxakmadda Sare ku xukuntay min 12-sanno, kadib, markii lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sishilis (Seychelles News Agency)  ayaa shaacisay in  Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasi ay shalay xukmisay inaan wax caddayn ah lagu haynin 5 Dhallinyaro Somali oo loo haystay inay faraha kula jireen falalka Burcad-baddeednimo.

5-ta Eedeysane waxay rafcaan ka qaateen Xukunkii bishii June ee sannadkan ay Maxakmadda Sare ku xukuntay min 12-sanno, kadib, markii lagu helay Burcad-baddeednimo.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha ayaa loo haystaa inay weerareen dooni iyo inay Shaqaale Hinddi ah afduubteen iyo inay Doonidaasi u adeegsadaeen Markab Burcad-baddeed lagu weeraro Maraakiibka Xamuulka.

Eedeysanayaasha waxaa qabtay Ciiddan la socday Markab Dagaal oo laga leeyahay Faransiiska, iyadoo bishii Janaayo 30-dii ee sannadkii 2014-kii loo soo gacan geliyey Dowladda Sishilis.

Dhinaca kale, Garsoore Anthony Fernando  oo ka tirsan Maxkamadda Rafcaanka ee dalkaasi ayaa shalay sheegay inaysan haynin caddaymo muujinaya Dembiyadda lagu soo oogay.

- Advertisement -

Wuxuuna amray in sida ugu dhaqsaha badan loogu celiyo Somalia.

 Xigasho: Seychelles News Agency

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts