HomeWararDhageyso:Gudoomiyaha Jala laqsi oo beeniyay in weerar shalay dhacay lagu dhaawacay.

Dhageyso:Gudoomiyaha Jala laqsi oo beeniyay in weerar shalay dhacay lagu dhaawacay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Degmada Jala laqsi ee Gobolka Hiraan Max’ed C/dulle Fidoow oo wareysi siiyay Idaacadda Dalsan ayaa sheegay in uu caafimaad qabo islamarkaana ay been abuur yihiin wararka sheegaya in shalay uu ku dhaawacmay weerar ay Al shabaab ku qadeen. Waxa uu sheegay in weerarkaas uu jiro lakin uu hal Askari kaga geeriyooday halka laba kalana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Jala laqsi ee Gobolka Hiraan Max’ed C/dulle Fidoow oo wareysi siiyay Idaacadda Dalsan ayaa sheegay in uu caafimaad qabo islamarkaana ay been abuur yihiin wararka sheegaya in shalay uu ku dhaawacmay weerar ay Al shabaab ku qadeen.

Waxa uu sheegay in weerarkaas uu jiro lakin uu hal Askari kaga geeriyooday halka laba kalana ay kaga dhaawacmeen lakin isaga uu ka bad baaday inkasta oo wararka qaar ay sheegayeen in dhaawac uu kasoo gaaray.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso Wareysiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts