HomeWararDhageyso:Dadaalo lagu xalinayo dagaal dhexmaray kooxo maleshiyo beleed ah oo ka socota...

Dhageyso:Dadaalo lagu xalinayo dagaal dhexmaray kooxo maleshiyo beleed ah oo ka socota degmada Caabud waaq.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Caabud waaq ee Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka socdaan dadaalo lagu xalinaayo dagaal beleed shalay halkaas ka dhacay oo u dhaxeeyay beelo wada daga degmadaas.

Bashiir jaamac oo kamida wax garadka degmadaas ayaa Dalsan u sheegay in ay socdaal dadaal ay wadaan wax garadka iyo culimada oo lagu heshisinaayo maleeshiyo laba dhinac ah  madaama ay weli halkaas isku hor fadhiyaan degmadaas.

Halkaan ka dhageyso

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories