HomeWararLubnaan oo Madaxweyne yeelatay 29 bilood kadib.

Lubnaan oo Madaxweyne yeelatay 29 bilood kadib.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Barlamaanka dalkaasi ayaa maanta yeeshan Fadhi ay ku dooranayeen Madaxweynaha Cusub ee dalkaasi, iyadoo uu dalkaasi muddo 29 bilood lahayn wax Madaxweyne ah. Taliyihii hore ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Mishel Coon ayaa loo doortay Madaxweyne, si uu u buuxiyo marnaanshaha xilka Madaxweynaha ee dalkaasi. Misheel Coon oo 81 jir ah ayaa helay taageeradda 83 Xildhibaan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barlamaanka dalkaasi ayaa maanta yeeshan Fadhi ay ku dooranayeen Madaxweynaha Cusub ee dalkaasi, iyadoo uu dalkaasi muddo 29 bilood lahayn wax Madaxweyne ah.

Taliyihii hore ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Mishel Coon ayaa loo doortay Madaxweyne, si uu u buuxiyo marnaanshaha xilka Madaxweynaha ee dalkaasi.

- Advertisement -

Misheel Coon oo 81 jir ah ayaa helay taageeradda 83 Xildhibaan, taasi oo ka soo sarreyso tirada loo baahnaa ee ahayd 65 Xildhibaan si uu ugu guuleysto Xilkaasi.

Lebanon's former Prime Minister Saad al-Hariri walks into the parliament building, during the presidential elections in parliament, in downtown Beirut, Lebanon October 31, 2016. REUTERS/Mohamed Azakir

Doorashadiisa ayaa ku timid Wada-xaajood Siyaasadeed oo uu Misheel Coon la galay Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Sacad Rafiiq Al-xariiri.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Caasimadda dalka Lubnaan ee Beyruut waxaa maanta ka dhacay Dabaaldeg Dab-rid ah oo lagu taageerayo Doorashadda Madaxweyne Mishel Coon.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts