HomeWararDhageyso: Gaas oo sheegay in dagaalka Gaalkacyo ay qeyb ka yihiin Dowlada...

Dhageyso: Gaas oo sheegay in dagaalka Gaalkacyo ay qeyb ka yihiin Dowlada Somalia,Al shabaab iyo Daacish.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

C/weli Max’ed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta gaaray Degmada Carmo ayaa sheegay maruu shacab badan oo isu soobaxay kula hadlayay gudaha degmadaas in dagaalka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka wada qeyb qaada nayaan Al shabaab,Daacish iyo Dowlada Federaalka sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu tilmaamay in puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/weli Max’ed Cali Gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta gaaray Degmada Carmo ayaa sheegay maruu shacab badan oo isu soobaxay kula hadlayay gudaha degmadaas in dagaalka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay ka wada qeyb qaada nayaan Al shabaab,Daacish iyo Dowlada Federaalka sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu tilmaamay in puntland ay ka hortagtay awooda has badan  ee is biirsaday islamarkaana ay gacan ka heleyso shacabka ku dhaqan magaaladaas inkastoo badi ay ka barakaceen.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts