HomeWararLoolankii ugu adkaa ee Musharixiinta xubnaha Galmudug ee Aqalka Sare oo maanta...

Loolankii ugu adkaa ee Musharixiinta xubnaha Galmudug ee Aqalka Sare oo maanta ka socota magaalladda Cadaado.

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Xarunta Shirarka ee Caasimadda KMG ee Maamul-gobaleedka Galmudug waxaa ka bilaabantay Doorashada Xubnaha Galmudug uga mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda. Tartankaasi ayaa lagu tilmamaay midka ugu culus, uguna xamaasadda badan Tartamadda kale ee ka socda Maamul-gobaleedyadda Puntland, K/galbeed iyo Jubbaland. Siyaasiyiin Rug-caddaa ah ayaana ku tartamaya 8-da Kursi ee […]

- Advertisement -

Xarunta Shirarka ee Caasimadda KMG ee Maamul-gobaleedka Galmudug waxaa ka bilaabantay Doorashada Xubnaha Galmudug uga mid noqon doona Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

Tartankaasi ayaa lagu tilmamaay midka ugu culus, uguna xamaasadda badan Tartamadda kale ee ka socda Maamul-gobaleedyadda Puntland, K/galbeed iyo Jubbaland.

- Advertisement -

Siyaasiyiin Rug-caddaa ah ayaana ku tartamaya 8-da Kursi ee Beelaha ku abtirsada Maamulka Galmudug ka heleen Aqalka Sare (Senedka) ee Barlamaanka Federalka.

Musharixiinta ugu cadcad Tartankaasi ayaa waxaa ka mid ah:  Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow, Xildhibaan C/samad Macallim Maxamed, Jeneral Cabdi Qeyb-diid, Kamaal Daahir Xasan “Kamaal Guutaale”,  Abshir Maxamed Axmed “Bukhaari”, C/waaxid Cilmi Goon-jeex iyo Enjineer Xasan Maxamuud Maxamed “Eng. Xasanow”.

Doorashadda waxay weli ka socotaa Hoolka Shirarka ee Cadaado, waxaana ilaa iyo haatan la shaaciyey inay ku soo baxeen Abshir Bukahaari iyo Jeneral Cabdi Qeybdiid

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories