HomeWararMaamulka Gobalka Banaadir oo mamnuucay Dibadbaxyadda looga soo horjeedo Madaxweynaha.

Maamulka Gobalka Banaadir oo mamnuucay Dibadbaxyadda looga soo horjeedo Madaxweynaha.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Sheekh Yuusuf Madaale ayaa soo saaray Amar lagu mamnuucay Dibadbaxyadda Siyaasadeed ee looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Amarkan ayaa soo baxay, kadib markii uu la shiray Guddoomiyayaasha 17-ka Degmo ee Gobalka Banaadir. Afhayeenka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane oo maanta la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay in uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Sheekh Yuusuf Madaale ayaa soo saaray Amar lagu mamnuucay Dibadbaxyadda Siyaasadeed ee looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Amarkan ayaa soo baxay, kadib markii uu la shiray Guddoomiyayaasha 17-ka Degmo ee Gobalka Banaadir.

- Advertisement -

gobalka-banaadirAfhayeenka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane oo maanta la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay in uu Maamulka Gobalka Banaadir tallaabo adag ka qaadi doono haddii la qabto Dibadbax aan sharci loo haysanin.

Dhinaca kale, Musharixiinta Mucaaradka ee u loolami doona Xilka Madaxweynenimo ayaa horey ugu baaqay Taageerayaashooda inay dhigtaan Doorahooyin Nabadeed oo lagu dhaliilayo Siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sidoo kale, Musharixiinta Madaxweynenimo ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed C//aahi Farmaajo ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ka soodegaan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, isla markaana ay Taageerayaashooda kula hadli doonaan meel Fagaaro ah.

- Advertisement -

 

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts