HomeWararBoliska Kenya oo sheegay inay dileen rag ka tirsan Alshabaab.

Boliska Kenya oo sheegay inay dileen rag ka tirsan Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ku-xigeenka Taliyaha Boliska magaalladda Mombaasa ee dalka Kenya, Walter Abondo ayaa sheegay inay Boliska gelinkii dambe ee shalay dileen 2 nin oo uu ku tilmaamay in aad loo baadi goobayey, kana tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab. Waxa uu tilmaamay in raggaasi oo muddo 2 bilood ah lagu raad joogay lagu dilay Deegaanka Mishomoroni ee magaalladda Mombasa, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-xigeenka Taliyaha Boliska magaalladda Mombaasa ee dalka Kenya, Walter Abondo ayaa sheegay inay Boliska gelinkii dambe ee shalay dileen 2 nin oo uu ku tilmaamay in aad loo baadi goobayey, kana tirsan yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab.

Waxa uu tilmaamay in raggaasi oo muddo 2 bilood ah lagu raad joogay lagu dilay Deegaanka Mishomoroni ee magaalladda Mombasa, iyadoo mid kalena uu baxsaday.

- Advertisement -

Walter Abondo waxa uu xusay in ragga la dilay la aqoonsaday, isla markaana ay xiriir la lahaayeen Hawlgalladda ay Alshabaab ka wadaan magaallooyinka Malindi iyo Lamu, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Boliska waxay soo bandhigeen hub ay sheegeen in laga helay labada nin ee ka tirsan Alshabaab ee lagu dilay Mombasa, waxaana hubkaasi ka mid ahaa Bam-gacmeedyo, rasaas, Maadada Acid ee laga samayn karo waxyaabaha qarxa iyo  Cajalado Video oo laga baran karo qaabka loo farsameeyo waxyaabaha qarxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts