HomeWararDhegeyso: Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji oo ka hadlay muranka kuraasta Baarlamaanka ee...

Dhegeyso: Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji oo ka hadlay muranka kuraasta Baarlamaanka ee Jubaland iyo Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji, oo ka mid ah Baarlamaanka Federalka ee soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Dalsan, ayaa sheegay in ay jirto kala aragti duwanaasho ku aadan qaabka xulista Baarlamaanka federalka soomaaliya, ee ay leedahay beesha uu isagu metelo oo saddex kursi oo ay leedahay labo ka mid ah la sheegay in lagu soo xulayo, Magaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji, oo ka mid ah Baarlamaanka Federalka ee soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Dalsan, ayaa sheegay in ay jirto kala aragti duwanaasho ku aadan qaabka xulista Baarlamaanka federalka soomaaliya, ee ay leedahay beesha uu isagu metelo oo saddex kursi oo ay leedahay labo ka mid ah la sheegay in lagu soo xulayo, Magaaladda Cadaado ee Galmudug, halka midka kalena isna lagu soo xuli doono Magaaladda Kismaayo ee Jubaland.

Xildhibaanka, ayaa intaasi ku daray in Beesha Sheekhaal ay isku raacday, in saddaxdooda kursi laga soo wada xulo xubnaha u metelaya Magaaladda Kismaayo, oo aysan aqbaleynin in qeyb kamid ah lageeyo Galmudug, waxaana hadaladiisa kamid ahaa:.

- Advertisement -

Halkan ka Dhegeyso:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts