HomeWararDhageyso: Sharciyaqaan Soomaali Mareykan ah oo talooyin siinaya dadka kunool Muqdisho iyo...

Dhageyso: Sharciyaqaan Soomaali Mareykan ah oo talooyin siinaya dadka kunool Muqdisho iyo degaano kale.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dr cabdiwaaxid cabdulaahi warsame oo ah sharciyaqaan soomaali mareykan ah oo ka howlgala xafiiska xeer ilaalinta gobolka ohio columbus ee wadanka mareykanka xilal kala duwan oo ubadan mashaariic horumarineedna kasoo qabtay dowladii milateriga ahayd ee soomaaliya ayaa si gaar ah uga hadlay degaanada soomaaliya gaar ahaan dhulka ay degaan hawiyaha. Dr Cabdiwaaxid waxaa uu sooqaatay muhiimadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dr cabdiwaaxid cabdulaahi warsame oo ah sharciyaqaan soomaali mareykan ah oo ka howlgala xafiiska xeer ilaalinta gobolka ohio columbus ee wadanka mareykanka xilal kala duwan oo ubadan mashaariic horumarineedna kasoo qabtay dowladii milateriga ahayd ee soomaaliya ayaa si gaar ah uga hadlay degaanada soomaaliya gaar ahaan dhulka ay degaan hawiyaha.

Dr Cabdiwaaxid waxaa uu sooqaatay muhiimadda iyo taariikhda dhowr kamid ah magaalooyinka soomaalida isagoo sigaar ah talo u siiyay qabaa’ilka hawiyaha taasoo ku saabsaneyd kaalinta uga aadan dib u soocelinta sharafkii qaranimo ee umadda soomaaliyeed waxaana isagoo lahadlayay idaacada dalsan hadaladiisa kamid ahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts