HomeWararNin soo xirtay suunka qaraxa oo been ah oo maanta kiciyay magaalada...

Nin soo xirtay suunka qaraxa oo been ah oo maanta kiciyay magaalada Brussels

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Brussels oo ay ka socdan baaritaano argagixisada ka dhan ah ayaa lagu xiray nin kaddib markii ay soo yeertay in bam la dhigay suuq laga dukaamaysto oo ku yaala Brussels sida ay sheegeen saraakiishu. Warbaahinta Belgium waxay tabiyeen in ninkaasi uu wacay booliiska uuna u sheegay in uu xiran yahay waxyaabaha qarxa. Dhawr illood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Brussels oo ay ka socdan baaritaano argagixisada ka dhan ah ayaa lagu xiray nin kaddib markii ay soo yeertay in bam la dhigay suuq laga dukaamaysto oo ku yaala Brussels sida ay sheegeen saraakiishu.

Warbaahinta Belgium waxay tabiyeen in ninkaasi uu wacay booliiska uuna u sheegay in uu xiran yahay waxyaabaha qarxa.

- Advertisement -

Dhawr illood oo ka tirsan laamaha ammaanka ayaa sheegay in aysan ka helin waxyaabaha qarxa.

Waxaa la xiray wadadii uu suuqaasi ku yaalay waxaana gaaray qolyaha qaabilsan bambooyinka.

Ra’iisul wasaare Charles Michel ayaa sheegay in hadda ay xaaladdu dagan tahay kadib markii uu la kulmay qolyaha qaabilsan ka jawaabidda mashaakilka sida uu sheegay Le Soir daily.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts