HomeWararCiidamada Nabad Sugida oo ka hortagay qaraxyo laga fulin rabay Muqdisho

Ciidamada Nabad Sugida oo ka hortagay qaraxyo laga fulin rabay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Ee NISA ayaa xalay ka hortagay qaraxyo la doonayay in loo adeegsado mooto nooca dadka ay Muqdisho aadka u adeegsadan (Bajaaj). Qaraxyada ayaa lagu qabtay xarun ay ciidamada nabad sugida ku leeyihiin wadada warshadaha sida ay baahisay wakaalada wararka Ee SONNA. Wasaarada amniga waxa ay sheegtay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Ee NISA ayaa xalay ka hortagay qaraxyo la doonayay in loo adeegsado mooto nooca dadka ay Muqdisho aadka u adeegsadan (Bajaaj).

Qaraxyada ayaa lagu qabtay xarun ay ciidamada nabad sugida ku leeyihiin wadada warshadaha sida ay baahisay wakaalada wararka Ee SONNA.

- Advertisement -

Wasaarada amniga waxa ay sheegtay in mootada ay isku dayen raggii waday iney awood kaga gudban kontaroolkii ciidanka balse ay ka daba tagen kadibna ay qaraxday.

Afhayeenka wasaarada amniga Cabdi Kaamil Macalin Shukri ayaa saxaafada u sharaxay sida NISA ay uga hortagtay qaraxyadasi,isaga oo sheegay in howlgalo fara badan la sameyn doono inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts