HomeWararUgu yaraan15 ruux oo soomaali looga shakisanyahay oo gaari kunteenar ah Ku...

Ugu yaraan15 ruux oo soomaali looga shakisanyahay oo gaari kunteenar ah Ku geeriyooday

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

15 Ruux oo soomaali looga shakisan yahay, ayaa lasoo wariyay in ay ku dhex geeriyooden gaari konteenar ah oo ku safrayay gobolka Luapula ee dalka Zambia. Gaariga xamuulka ayaa ayaa taarigadiisu ay aheed AFB 496, waxaana uu kasoo baxay deegaanka Kasama ee dalka Tanzania, waxaana la sheegay in uu siday inka badan 50 ruux oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

15 Ruux oo soomaali looga shakisan yahay, ayaa lasoo wariyay in ay ku dhex geeriyooden gaari konteenar ah oo ku safrayay gobolka Luapula ee dalka Zambia.

Gaariga xamuulka ayaa ayaa taarigadiisu ay aheed AFB 496, waxaana uu kasoo baxay deegaanka Kasama ee dalka Tanzania, waxaana la sheegay in uu siday inka badan 50 ruux oo soomaali dhamaantooda loogu shakisanytahay.

- Advertisement -

Gaariga xamuulka ayaa waxaa uu siday boorsooyin ay ku jireen, Digir, waxaana la shaaciyay in soomaalidda ay ku jireen boorsooyinkaasi gadaashooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts