HomeWararHey'adda WFP oo baareysa raashin dhacay oo ay keentay Soomaaliya

Hey’adda WFP oo baareysa raashin dhacay oo ay keentay Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hey’adda WFP ayaa sheegtay in ay baareyso raashin la sheegay in waqtigiisa uu dhacay oo keentay hey’addasi magaalada Muqdisho. Ciidamada ammaanka ayaa shalay gacanta ku dhigay dhowr tan oo ah raashin waqtigiisu dhacay oo ay keentay diyaarad hey’adda WFP ay leedahay. Ciidamada amniga ayaa xiray dhaqaale ka tirsan hey’adda WFP oo ku lug lahaa dhoofinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adda WFP ayaa sheegtay in ay baareyso raashin la sheegay in waqtigiisa uu dhacay oo keentay hey’addasi magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ayaa shalay gacanta ku dhigay dhowr tan oo ah raashin waqtigiisu dhacay oo ay keentay diyaarad hey’adda WFP ay leedahay.

- Advertisement -

Ciidamada amniga ayaa xiray dhaqaale ka tirsan hey’adda WFP oo ku lug lahaa dhoofinta raashinkasi oo ku socday gobolka Gedo.

Layla Cali oo ka tirsan hey’adda WFP ayaa u sheegtay wakaalada Wararka SONNA in WFP aysan hubin raashin waqtigiisa dhacay oo ay u soo dirtay Soomaaliya,balse waxa ay sheegtay iney baarayan in raashinkooda si khaldan loo keydiyay.

Hey’adda WFP weli jawaab rasmi ah kama aysan bixin waxa keenay in raashin waqtigiisa dhacay ay u soo daabulan Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts