HomeWararCiidamada dowlada dowlada oo howlgal gaar ah ku soo qabtay 2 ruux...

Ciidamada dowlada dowlada oo howlgal gaar ah ku soo qabtay 2 ruux oo Al Shabab lala xiriiriyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa goor dhaw maanta waxa ay howlgal gaar ah ka sameeyen degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo kale oo ajaanib ah iney ka qeyb qaaten howlgalkasi. Ugu yaraan laba ruux oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa lagu qabtay howlgalkasi oo ahaa mid si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa goor dhaw maanta waxa ay howlgal gaar ah ka sameeyen degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamo kale oo ajaanib ah iney ka qeyb qaaten howlgalkasi.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux oo looga shakisan yahay Al Shabab ayaa lagu qabtay howlgalkasi oo ahaa mid si gaar ah loo soo qorsheyay sida ila wareedyo ay sheegayan.

Ma jirin dad kale oo ay ciidanka waten marka laga reebo labadasi nin oo ay kala soo baxen guri ku yaala degmada Waaberi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts