HomeWararDagaal xoogan oo ka qarxay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Dagaal xoogan oo ka qarxay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay uu dagaal markale ka qarxay magaalada. Xaafada Howl-Wadaag ayay wararka sheegayan in laga maqlayo rasaas goos goos ah iyada oo ay dadkii deegaanka ay barakacen. Shalay ayay ahayd markii laba maleeshiyo beeled ay ku dagaalamen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay uu dagaal markale ka qarxay magaalada.

Xaafada Howl-Wadaag ayay wararka sheegayan in laga maqlayo rasaas goos goos ah iyada oo ay dadkii deegaanka ay barakacen.

- Advertisement -

Shalay ayay ahayd markii laba maleeshiyo beeled ay ku dagaalamen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Saraakiisha dowlada Soomaaliya ayaa sheegaya in labada dhinac awood lagu kala qaadi doono haddii waan waanta ay diidan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts