HomeWararWariye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loo doortay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loo doortay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa caawa loo doortay xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta NUSOJ kadib markii magaalada Muqdisho ay ka dhacday doorasho taariikhi ah. Macalimuu ayaa si sahlan ugu guuleystay doorashada kadib markii uu tanaasul sameeyay wariye Cali Cabdillahi (Cali Baashi) oo ay tartamayen. Maahir Jaamac Aadan ayaa loo doorstay gudoomiyaha NUSOJ isaga oo helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wariye Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa caawa loo doortay xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta NUSOJ kadib markii magaalada Muqdisho ay ka dhacday doorasho taariikhi ah.

Macalimuu ayaa si sahlan ugu guuleystay doorashada kadib markii uu tanaasul sameeyay wariye Cali Cabdillahi (Cali Baashi) oo ay tartamayen.

- Advertisement -

Maahir Jaamac Aadan ayaa loo doorstay gudoomiyaha NUSOJ isaga oo helay 93 cod halka musharaxa la tartamayay oo ahaa Adan Kismaayo uu helay 56 cod.

Muxudiin Xasan Xusni ayaa loo doortay gudoomiye ku xigeenka koowaad halka Cabdifatax Xasan Faarax uu ku guuleystay gudoomiye ku xigeenka labaad ee NUSOJ.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts