HomeWararCiidamada dowlada Soomaaliya oo ku dagaalamay Degmada Mahadaay

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo ku dagaalamay Degmada Mahadaay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamado ka wada tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe. Wariye Radio Dalsan ka tirsan ayaa soo sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay lacago canshuur ah oo ay ciidamada isku khilaafen. Weli rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkasi waxaase la soo sheegaya in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamado ka wada tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Wariye Radio Dalsan ka tirsan ayaa soo sheegaya in Dagaalka uu ka dhashay lacago canshuur ah oo ay ciidamada isku khilaafen.

- Advertisement -

Weli rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalkasi waxaase la soo sheegaya in ay ku dhaawacmen ilaa iyo 2 askari.

Maamulka gobolka Shabeelada Dhexe weli wax faahfaahin ah kama aysan bixin dagaalkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts