HomeWararAlshabaab oo gaari iyo Hoobiye ka soo dhacay Saldhig Bolis oo ku...

Alshabaab oo gaari iyo Hoobiye ka soo dhacay Saldhig Bolis oo ku yaalla Wajeer.

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray inay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab abaarihii 2-dii habeenimo ee xalay weerar ku qaadeen Bar ay Boliska ku leeyihiin Degaanka Diif ee hoos tagta Degmadda Wajeer ee Gobalka W/bari Kenya. Alshabaab ayaa la sheegay inay gaari  ay Boliska lahaayeen oo noociisu ahaa Land Cruiser […]

- Advertisement -

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray inay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab abaarihii 2-dii habeenimo ee xalay weerar ku qaadeen Bar ay Boliska ku leeyihiin Degaanka Diif ee hoos tagta Degmadda Wajeer ee Gobalka W/bari Kenya.

Alshabaab ayaa la sheegay inay gaari  ay Boliska lahaayeen oo noociisu ahaa Land Cruiser iyo Hoobiye ka soo qaateen Bartaasi, ka hor intaysan gubin Saldhigga.

- Advertisement -

Boliska ayaa sheegay in 3 qof lagu dhaawacay weerarkaasi, iyadoo ay 18 Bolis oo ku sugnaa Barta Boliska ee la weeraray la sheegay inay baxsadeen.

Bishii August ee sannadkii 2014-kii, 2 Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya ayaa la dhaawacay, kadib, markii ay Alshabaab weerareen Saldhigga Boliska Fino ee Degmadda Mandera.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories