HomeCiyaarahaRomelu Lukaku oo canaan kala kulmay Aabihii si uu ugu biiro Man...

Romelu Lukaku oo canaan kala kulmay Aabihii si uu ugu biiro Man United

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Romelu Lukaku ayaa u ciyaari doona Manchester United ama Bayern Munich, sida laga soo xigtay aabaha weeraryahanka kooxda Everton. 22-sano-jirkan, ayaa Everton ugu soo biiray  £28 million oo uu kaga soo wareegay Chelsea sanadkii 2014, isaga oo dhaliyay 25 gool 36 kullan oo uu xagaagan kasoo muuqday. Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa lala xeriirinayaa inuu u dhaqaaqi doono kooxaha ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Romelu Lukaku ayaa u ciyaari doona Manchester United ama Bayern Munich, sida laga soo xigtay aabaha weeraryahanka kooxda Everton.

22-sano-jirkan, ayaa Everton ugu soo biiray  £28 million oo uu kaga soo wareegay Chelsea sanadkii 2014, isaga oo dhaliyay 25 gool 36 kullan oo uu xagaagan kasoo muuqday.

- Advertisement -

Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa lala xeriirinayaa inuu u dhaqaaqi doono kooxaha ugu sareya horyaaladda qaaradda yurub si uu u ciyaaro xagaaga dambe Champions League.
“Isagu waa diyaar,” Lukaku Sr. ayaa u sheegay Het Laatste Nieuws.

“Waxaan arkayaa in ay xiiseynayaan kooxaha Atletico Madrid, Bayern Munich, Juventus, Chelsea iyo  Manchester United.

“Waxaan filayaa in ugu yaraan uu dooran doono Manchester United ama  Bayern Munich. Manchester United waa koox cajiib ah oo uu ku haboon yahay  in uu diiradda saaro.

- Advertisement -

“Bayern Munich waa  machine taas oo meesha ay doonto ku wareegi karta. Kaliya waxa uu kooxdan ku biiri karaa hadii kooxda uu ka tago Robert Lewandowski ”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts