HomeCiyaarahaKa hor kullanka El Clasico wax ka ogow, Yaa guulo badan Barcelona...

Ka hor kullanka El Clasico wax ka ogow, Yaa guulo badan Barcelona iyo Real Madrid

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Iyada oo ay soo dhawdahay kullanka El Clasico ee ay wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa waxaa isa soo taraya taageerayaasha isku haya cida guulo badan labada koox. Habada aqristayaasheena sharafta leh ee ku xeran radio dalsan.com ayaa maanta waxaa la wadaageynaa cidda guulo badan Barcelona iyo Real Madrid horyaalka La Liga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo ay soo dhawdahay kullanka El Clasico ee ay wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa waxaa isa soo taraya taageerayaasha isku haya cida guulo badan labada koox.

Habada aqristayaasheena sharafta leh ee ku xeran radio dalsan.com ayaa maanta waxaa la wadaageynaa cidda guulo badan Barcelona iyo Real Madrid horyaalka La Liga iyo Tartamadda oo dhan.

- Advertisement -

Labadan koox ayaa horyaalka La liga ee dalka Spian ku wada kulmay 171-jeer, Barcelona ayaa adkaatay 68 kullan, halka Real Madrid ay badisay 72 kullan sidaa darteed waxaa horyaalka La Liga guul badan naadiga Real Madrid.

Dhinaca kale hadii aan barbar dhigno dhamaan tartamadda kulamadda labadan kooxood ayaa ah sida soo socota.

Barcelona iyo Real Madrid Tartamadda oo idil waxaa ay kulmeen 263 jeer, Barcelona oo ah hogaamiyayaasha La Liga ayaa badisay 109-jeer, halka Real Madrid ay badisay 96-jeer.

- Advertisement -

Sidaa darteed kooxda Barcelona ayaa guulo badan marki loo eego tartamadda oo dhan, halka Real Madrid ay kaga guulo badan tahay tartanka La Liga.

Real Madrid iyo Barcelona ayaa ah labo naadi oo aad u xifaaltama waxaana kullankooda aadka loo wada sugayo uu dhici doonaa 2-April 2016.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts