HomeWarar(SAWIRO): Dalka Hindiya oo ay ku nool yihiin tiradda ugu badan dadka...

(SAWIRO): Dalka Hindiya oo ay ku nool yihiin tiradda ugu badan dadka aan haysanin biyo nadiif ah.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Iyadoo maanta loo dabaaldegayo Maalinta Biyaha Aduunka, waxay Hay’adda Caalamiga ee Kaalmadda Biyaha “Water Aid” sheegtay in 75.9 million oo qof oo u dhalatay dalka Hindiya lagu khasbo inay kharaj sare ku iibsadaan Biyaha ama inay isticmaalaan biyo wasaqaysan ama ay ku milman yihiin Kiimiko. Dadkaasi waxay 5% ka yihiin tiradda guud ee dadka Hindiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo maanta loo dabaaldegayo Maalinta Biyaha Aduunka, waxay Hay’adda Caalamiga ee Kaalmadda Biyaha “Water Aid” sheegtay in 75.9 million oo qof oo u dhalatay dalka Hindiya lagu khasbo inay kharaj sare ku iibsadaan Biyaha ama inay isticmaalaan biyo wasaqaysan ama ay ku milman yihiin Kiimiko.

Dadkaasi waxay 5% ka yihiin tiradda guud ee dadka Hindiya oo gaarayso 1.25 Billion oo qof.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu sheegay in 650 million oo qof oo ku baahsan dalalka Caalamka helin biyo nadiif ah, inkastoo ay xaalladda soo hagaagtay tan iyo wixii ka dambeyeey sannadkii 1990-kii oo ay 2.6 Billion oo qof heleen biyo nadiif ah wixii ka dambeeyey xilligaasi.

biyo la'aanta Hindiya1 biyo la'aanta hindiya2 biyo la'aanta hidniya3

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts