HomeWararAl Shabab oo soo bandhigtay Sawirada Weerarkii Laanta Buuro

Al Shabab oo soo bandhigtay Sawirada Weerarkii Laanta Buuro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarakada Al Shabab ayaa baahisay sawiro la sheegay in laga soo qaaday Xarunta Saldhigga Laanta Buuro ee Gobolka Shabeelada Hoose oo qayaastii 40 KM u jirta Magaalada Muqdisho. Al Shabab ayaa sheegatay in Weerarkasi ay ku dishay ku dhawaad 73 askari kadib markii burburiyen guud ahaan Saldhiggii Ciidamada. Dowlada Soomaaliya weli si rasmi ah ma aysan uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarakada Al Shabab ayaa baahisay sawiro la sheegay in laga soo qaaday Xarunta Saldhigga Laanta Buuro ee Gobolka Shabeelada Hoose oo qayaastii 40 KM u jirta Magaalada Muqdisho.

Al Shabab ayaa sheegatay in Weerarkasi ay ku dishay ku dhawaad 73 askari kadib markii burburiyen guud ahaan Saldhiggii Ciidamada.

- Advertisement -

Dowlada Soomaaliya weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin Weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay.
yeast laanta brruo vehicles

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts