HomeWararBangiga Adduunka iyo Hay’addo Caalami oo ka shaqeynayo xal-u-helista Barakacayaasha (IDP).

Bangiga Adduunka iyo Hay’addo Caalami oo ka shaqeynayo xal-u-helista Barakacayaasha (IDP).

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

In ka badan 2 million oo qof oo Somali ah ayaa ku dhex nool guryo macmal ah, Xerooyin Qaxooti amaba aan haysanin  Adeegyadda Asaasia u ah Nolosha Aadanaha. Saraakiil ka socota Xukuumadda Fdeeralka iyo Saaxiibadda Horumarinta ayaa waxay dhawaan yeesheen Kulan socday muddo 3 malmood, kaasi oo looga hadlayey  Xal-u-helista iyo xaqiijinta Nolosha Barakacayaasha. Kulankaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan 2 million oo qof oo Somali ah ayaa ku dhex nool guryo macmal ah, Xerooyin Qaxooti amaba aan haysanin  Adeegyadda Asaasia u ah Nolosha Aadanaha.

Saraakiil ka socota Xukuumadda Fdeeralka iyo Saaxiibadda Horumarinta ayaa waxay dhawaan yeesheen Kulan socday muddo 3 malmood, kaasi oo looga hadlayey  Xal-u-helista iyo xaqiijinta Nolosha Barakacayaasha.

- Advertisement -

Kulankaasi Furan waxaa martigelisay Bangiga Adduunka, waxaana ka soo qeyb galay khubaro ka kala socotay Midowga Europe, Hay’adda Gurmadka Caalamiga (IRC), Bangiga Adduunka iyo Xukuumadda Federalka Somalia, waxayna si khaas ah jawaab u raadiyeen Waxa isbedel ah ee u dhexeeya haatan iyo Shirweynaha Samafalka Caalamka ee la qaban doono bisha May ee sannadkan.

La-taliyaha Gaarka ee Ku-xigeenka Ergayga Khaaska ee QM ee Arrimaha Somalia, Walter Kaelin ayaa ku baaqay in la soo af-jaro Nolosha Barakacayaasha, si loogu tallaabsado Dhismaha Nabadda iyo Dowladnimadda Somalia.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare-ku-xigeenka Somalia, Maxamed Cumar Carte iyo Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Zahra Maxamed Cali Samantar ayaa ka hadlay Shirkaasi, iyagoo soo bandhigay Qorshaha Dowladda ee xilliga dhow iyo xilliga dheer ee wax loogu qabanayo dadka Barakacayaasha ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts