HomeCiyaarahaGareth Barry "Ma ahan waraabe Diego Costa

Gareth Barry “Ma ahan waraabe Diego Costa

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Gareth Barry ayaa bad baadinaya markan xiddiga kooxda Chelsea ee Diego Costa oo Qatar ugu jira in la ganaaxo. Warbaahinta England ayaa aad u hadal heysa qaniinyada Costa la sheegay inuu la aaday xalay xiddiga Everton ee Gareth Barry. Afhayeenka xiddiga Chelsea ayaa beeniyay warkaas goor hore oo maanta ah waxaana uu sheegay xiddiga inuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gareth Barry ayaa bad baadinaya markan xiddiga kooxda Chelsea ee Diego Costa oo Qatar ugu jira in la ganaaxo.

Warbaahinta England ayaa aad u hadal heysa qaniinyada Costa la sheegay inuu la aaday xalay xiddiga Everton ee Gareth Barry.

- Advertisement -

Afhayeenka xiddiga Chelsea ayaa beeniyay warkaas goor hore oo maanta ah waxaana uu sheegay xiddiga inuu afkiisa ka qiray ineysan wax qaniinyo jirin.

In loo ganaaxi doono sidii Suarez oo kale ayaa soo baxday kaas oo qaniinyo ku sameeyay ciyaarihii Adduunkii 2014 ee ka dhacay Brazil.

Haatana warkale ayaa soo baxay kaas oo ah Gareth Barry inuu cadeeyay in Costa uusan qaniinin isaga taas waa ay bad baadin doontaa Costa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts