HomeCiyaarahaXiddigaha kooxda Chelsea oo la kala qaadanayo maadaama aysan ka qeybgaleyn Champions...

Xiddigaha kooxda Chelsea oo la kala qaadanayo maadaama aysan ka qeybgaleyn Champions league xagaaga dambe

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Paris Saint-Germain  ayaa dalab u dirtay labo xiddig oo ka tirsan kooxda Chelsea maadaama kooxda England xagaaga dambe ay seegeyso Champions league,sidaas waxaa qortay Sunday Express. Blues ayaa xagaaga dambe ka qeybgaleyn Champions league kadib xagaagan  oo bandhig aan fiicneyn ay ka sameeyeen horyaalkooda. Laurent Blanc’ kooxdiisa ayaa ka faa’ideysaneysa carada xiddigaha Chelsea ee aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Paris Saint-Germain  ayaa dalab u dirtay labo xiddig oo ka tirsan kooxda Chelsea maadaama kooxda England xagaaga dambe ay seegeyso Champions league,sidaas waxaa qortay Sunday Express.

Blues ayaa xagaaga dambe ka qeybgaleyn Champions league kadib xagaagan  oo bandhig aan fiicneyn ay ka sameeyeen horyaalkooda.

- Advertisement -

Laurent Blanc’ kooxdiisa ayaa ka faa’ideysaneysa carada xiddigaha Chelsea ee aan kasoo qeybgaleyn koobka Yurub sidaa daraadeed waa ay ka faa’ideysanayaan baahidooda.

Labada xiddig ee PSG ay dooneyso waxaa kamid ah Eden Hazard iyo goolhaye Thiabaut Courtois.

PSG kuma qanacsana bandhiga goolhayaheeda Kevin Trapp sidaa daraadeed Parc des Princes waxaa ay damacsan yihiin iney keenaan xiddigii hore Atletico Madrid.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts