HomeWararEthiopia oo xukun ku riday dad lala xiriirinayo Alshabaab.

Ethiopia oo xukun ku riday dad lala xiriirinayo Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

28 Eedeysane ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda Sare ee Federalka Ethiopia ee magaalladda Addis Abeba, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay ku hawlanaayeen sidii ay Dowlad Islaami kaga dhawaaqi lahaayeen gudaha Ethiopia. Hadal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu sheegay inay Eedeysanayaasha Tababaro Milliteri ku soo qaateen gudaha Somalia tan iyo sannadkii 2003-dii, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

28 Eedeysane ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda Sare ee Federalka Ethiopia ee magaalladda Addis Abeba, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay ku hawlanaayeen sidii ay Dowlad Islaami kaga dhawaaqi lahaayeen gudaha Ethiopia.

Hadal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu sheegay inay Eedeysanayaasha Tababaro Milliteri ku soo qaateen gudaha Somalia tan iyo sannadkii 2003-dii, isla markaana la sheegay inay Alshabaab ku biireen sannadkii 2006-dii.

- Advertisement -

Dacwad-oogayaasha Maxkamadda Sare ee Federalka Ethiopia waxay kaloo sheegeen inay 28-ka Eedeysane ay Alshabaab ka barbar dagaalameen iska horimaadyo ka dhaca qeybaha Somalia, gaar ahaan weeraro lagu qaaday Ciiddanka AMISOM.

Sidoo kale, Eedeysanayaasha waxaa lagu soo oogay inay qorsheynayeen inay weeraro ka geystaan gudaha Ethiopia tan iyo sannadkii 2011-kii.

Ugu dambeyntii, Garsooraha Maxkamadda Sare ee Federalka Ethiopia, waxa uu 28-ka Eedeysane ku kala xukumay Xabsi u dhexeeya 4 bilood ilaa 21-sanno.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts