HomeWararMadaxweynaha Jabuuti iyo Ergayga QM ee Somalia oo ka wada hadlay Nidaamka...

Madaxweynaha Jabuuti iyo Ergayga QM ee Somalia oo ka wada hadlay Nidaamka Doorashadda ee Somalia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Michael Keating. Hadal Qoraal oo la soo saaray Kulankooda kadib, waxay Labada Mas’uul ka wada xaajoodeen arrimo ku saabsan Doorashooyinka la filayo in Somalia lagu qabto dabayaaqadda ee sannadkan iyo Nidaamka Istaraatijiyadda cusub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Michael Keating.

Hadal Qoraal oo la soo saaray Kulankooda kadib, waxay Labada Mas’uul ka wada xaajoodeen arrimo ku saabsan Doorashooyinka la filayo in Somalia lagu qabto dabayaaqadda ee sannadkan iyo Nidaamka Istaraatijiyadda cusub ee lagu xoojinayo Tayeynta ciiddanka AMISOM.

- Advertisement -

Waxay kaloo ka wada hadleen  micnaha Xoojinta Hay’addaha Dowladda, Loojistikadda iyo Awoodda Hawgalladda ee Ciiddanka Qaranka iyo Boliska Somalia.

Michael Keating.Dhinaca kale, Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Michael Keating oo Saxaafadda la hadlay, markii uu la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti waxa uu Dowladda Jabuuti ku ammaanay doorka ay Dowladda Jabuuti ka qaataan Nabadaynta Somalia.

“Jabuuti waxay had iyo jeer taageero muhiim ah ka geystaan Dadaalka loogu jiro Deganaanshaha Somalia” ayuu yiri Michael Keating.
Tan iyo sannadkii 2011-kii, Jabuuti waxay ka mid ahayd Dowladaha Ciiddamada u soo diray Somalia, iyadoo 2,000 oo Askar Jabuutiyaan ah saldhig ku leeyihiin Bartamaha Somalia, gaar ahaan Gobalka Hiiraan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts