HomeWararDEG DEG: Rasaas xoogan oo laga Maqlay Magaalada Garisa

DEG DEG: Rasaas xoogan oo laga Maqlay Magaalada Garisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rasaas Xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay Magaalada Garisa Ee Waqooyi Bari Dalka Kenya. Wararka qaar ayaa sheegaya in Rasaasta laga dhex maqlay Saldhig ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin Magaalada Garisa. Wariye Madax banaan oo ku sugan Magaalada Garisa ayaa Dalsan u sheegay in imminka ay xaalada degan tahay islamarkaana ay Booliska sheegen in wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rasaas Xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay Magaalada Garisa Ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Rasaasta laga dhex maqlay Saldhig ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin Magaalada Garisa.

- Advertisement -

Wariye Madax banaan oo ku sugan Magaalada Garisa ayaa Dalsan u sheegay in imminka ay xaalada degan tahay islamarkaana ay Booliska sheegen in wax buuran aysan dhicin.

Ma jirto faahfaahin la xiriirta Khasaaraha Rasaasta oo la soo sheegayo in laga dhex maqlay Saldhig Militari oo Garisa ku yaalla.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts