HomeWararDowladda Australia oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday Somalia, si wax looga qabto...

Dowladda Australia oo kaalmo dhaqaale ugu yaboohday Somalia, si wax looga qabto Abaaraha iyo Macluusha ka jirta Somalia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Australia ayaa lagu sheegay inay  Somalia ku taageerayaan Kaalmo Dhaqaale oo dhan 5 million oo Dollar, taasi oo wax loogu qabanayo Dadka Soomaalida ee dhibaatadda kala kulmay Abaaraha iyo Colaadaha weli socda. Dhinaca kale, Dowladda Australia waxay sheegtay inay Dowladda Ethiopia siinayaan 10-million oo Dollar oo dheeraad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Australia ayaa lagu sheegay inay  Somalia ku taageerayaan Kaalmo Dhaqaale oo dhan 5 million oo Dollar, taasi oo wax loogu qabanayo Dadka Soomaalida ee dhibaatadda kala kulmay Abaaraha iyo Colaadaha weli socda.

Dhinaca kale, Dowladda Australia waxay sheegtay inay Dowladda Ethiopia siinayaan 10-million oo Dollar oo dheeraad ah si wax looga qabto Abaaraha daran ee dalkaasi.

- Advertisement -

Lacagta Dheeraadka ee la siiinayo Dowladda Ethiopia ayaa la sheegay in loo adeegsan doono Arrimaha  Cuntadda, Taageeridda Nafaqadda, Caafimaadka iyo Adeedyadda Faya-dhowrka.

©Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts