HomeWararDoplamasi Caalin oo Dhaliilay in xiligan Madaxda Dalka loo kala dabqaado

Doplamasi Caalin oo Dhaliilay in xiligan Madaxda Dalka loo kala dabqaado

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo ku sugan Wadanka Filland kana faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay  nasiib xumo tahay in waqtiga hogaamiyeyaasha siyaasada Dalka loo  kala dabqaado xilli wafuud ka socota Beesha Caalamka ay ku suganyihiin puntland si ay masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta Deegaanadaasi   uga dhaa dhiciyaan fulinta go,aankii Madasha wadatashiga  ee Muqdisho lagu gaaray 27-ka Bishii dhamatay.

Doplamaasi Caalin ayaa  sheegay in Madaxweyne Xasan uu ku saxnaa talaabadii uu Baarlamaanka ka ga codsaday  in loo baahan yahay in la dhowro shuruucda amniga ee gelitaanka goobaha muhiimka ah , darajo kasta qofku ha lahaadee.

Iyagoo ay Xildhibaanada mooshin ay kaga cabanayaan arintan in la baaro marka ay marayaan garoonka diyaaradaha u gudbiyeen Gudoonka.

Ugu Dambeeyn Siyaasigan ayaa sheegay in Dawlada kasocda Amisom ee howlgalka Soomaaliya ay ku fashilmeen arintan Ciidamada ah wuxuna saadaalinayaa in Amisom ugu dambeynii ay ku soo koobmi doonto Caasimada waa sida uu hadlka u dhigay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories