HomeWararQM oo ka digtay inay kumanaan carruur Soomaali ah u geeriyoon...

QM oo ka digtay inay kumanaan carruur Soomaali ah u geeriyoon karaan macluul.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

 

Madaxa QM ugu qaabilsan Arrimaha Gargaarka Somalia, Peter de Clercq ayaa sheegay in ka badan 58,000 oo Carruur Somalia ah u geeriyoon karaan Macluul, haddii aysan helin Gargaar Degdeg ah.

“Heerka Nafaqo la’aanta, gaar ahaan carruurta dhexdooda waxay gaartay meel khatar ah, iyadoo ku-dhawaad 305,000 oo carruur da’dooda ka hooseyso shan sanno ay aad u fuuq baxeen” ayuu yiri Ergaygaasi.

Peter de Clercq22Waxa uu intaasi ku daray in Deegaannadda Waqooyiga Somalia, gaar ahaan Puntland iyo Somaliland aad u saamaysay Macluul daran.

Digniintan ka soo yeertay QM ayaa ku so obeegmaysa iyadoo dalka Ethiopia ku habsadeen Abaarihii ugu xumaa muddo 30-sanno ah.

Ugu yaraan 10.2 million oo qof oo Ethiopian ah ayaa u baahan Gargaar Cunto, waxayna QM ka digtay inay tiradaasi sii laba jibaarmi doonto muddo dhowr bilooda gudaheeda.

©Radio Dalsan        

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories